Diyaarad Qaraxyo ka buuxaan oo lagu weeraray deegaanka RW Netanyahu
Oct 19 (Jowhar)-Jariirada Yadiicoot Ahranuut, oo ah Majalad laga leeyahay Israa'iil ayaa ku waramaysa in diyaarad nooca is wada ah ay gashay dhisme kuyaal QAYSAARIYAH oo ah deegaanka RW Netenyahu.Dhawaaqa Digniinta ayaanan la maqlin!--more-->…