Madaxweynaha Masar oo ku wajahan Asmara iyo Isbaheysi cusub oo abuurmaya
Oct 10 (Jowhar)-Madaxweynaha Masar Abdelfatah Al Sisi ayaa maanta ku wajahan magaalada Asmara ee dalka Eritrea, kaddib martiqaad uu ka helay dhiggiisa Eritrea Isaias Afwerki.Sida uu shaaciyay Afhayeenka Madaxweynaha Masar, booqashada Al!--more-->…