Xogta shir saddex geesood ah oo Asmara uga socda nadaxda Masar, Somaliya iyo Eritrea
Oct 10 (Jowhar)-Shirka saddex geesoodka (Tripartite) ee Madaxda Soomaaliya, Eritrea iyo Masar ayaa ka furmay magaalada Asmara.Waxaa shirka looga hadlayaa arrimaha Amniga, Xasilloonida, Iskaashiga dalalka Gobolka Geeska Afrika iyo Badda!--more-->…