Jeneraal Asad Diyaano oo loo magacaabay taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed
Sep 26 (Jowhar)Golaha wasiirada xukuimada Soomaaliya oo xalay yeeshay kulan aan caadi eheyn ayaa ansixiyay soo jeedinta Wasiirka Amniga Soomaaliya Jen. Fartaag ee ah magacaabista taliyaja cusub ee ciidanka booliska Soomaaliyeed.Qoraal!--more-->…