Jeneraal Asad Diyaano oo loo magacaabay taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed
Sep 26 (Jowhar)Golaha wasiirada xukuimada Soomaaliya oo xalay yeeshay kulan aan caadi eheyn ayaa ansixiyay soo jeedinta Wasiirka Amniga Soomaaliya Jen. Fartaag ee ah magacaabista taliyaja cusub ee ciidanka booliska Soomaaliyeed.
CC Warsame ” Hanjabaada madaxweynaha ee guryaha la isku weerarayo waa saansaan halisteeda…
Sep 25 (Jowhar)Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa si kulul uga hadlay hadalkii madaxweyne Xasan ee ahaa in hubka dhigis laga bilaabi doono magaalada Muqdisho oo siyaasiyiinta aan loo ogoleyn iney hub ku dhex heystaab guryahooda.
Madaxweyne Biden oo khudbadiisii u danbeysay u jeediyay Qaramada Midoobe
Sep 25 (Jowhar)-Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa khudbadisii ugu danbeeyay Talaadadi shalay ka jeediyay Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, isaga oo hogaamiyayaasha caalamka u sheegay, in in dagaalka Ruushka ee Ukraine uu…
C/raxmaan C/shakuur oo ka falceliyay fariintii madaxweyne Deni
Sep 24 (Jowhar)Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ah mudane ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka falceliyay fariintii xalay uusoo diray madaxweynaha Punland Siciid Deni.
Masar oo war rasmi ah kasoo saartay hubka ay ku wareejisay dowladda Soomaaliya
Sep 24 (Jowhar) Dawladda Masar ayaa markii u horeysay si rasmi ah uga hadashay hubka ay geysay Soomaaliya, kaasoo dajintiisa ay ka socoto dekeda weyn ee magaalada Muqdisho.
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Madaxweynaha Yemen Dr Rashad Maxamed
Sep 24 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qaybgalaya Kalfadhigga 79aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, ayaa magaalada New York kula kulmay Madaxweynaha Golaha…
Saciid Deni;”Puntland waxa ay diyaar u tahay in meel fagaare ah lagu hadlo”
Sep 23 (Jowhar)-Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa ku dhawaaqay in Puntland ay diyaar u tahay wada hadal, ayna dood adag qabto oo ay rabto in lagu falanqeeyo meel fagaare ah, garsoorayaalna ay ka noqdaan dadka…
Egyptian government ordered its citizens to leave Somaliland
The Egyptian government has recently ordered its citizens to leave Somaliland, a self-declared independent region in northern Somalia. This decision comes amidst escalating tensions between Egypt and Somaliland, with the Egyptian government…
Dowlada UK oo ugu deeqday $6.6 milyan ciidamada Soomaaliya
Sep 23( Jowhar)- Dowlada UK ayaa ugu deeqday lacag dhan £5 milyan oo u dhiganta ($6.6 milyan) ciidamada qaranka Soomaaliya iyadoo loo sii marinayo Sanduuqa Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS).
Madaxweyne Xasan oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiirada Lix dal
Sep 23 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga Danijirenimo ka guddoomay Safiirrada Lix dal, kuwaas oo Soomaaliya ay u soo magacaabeen dalalka Guinea, Ireland,…