XOG: Afar codsi uu madaxweyne Xasan Caawa ka dalbanayo xildhibaanada labada aqal
Oct 29 (Jowhar)-Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa caawa la filayaa in Xildhibaannada labada Aqal uu ka codsado inay ansixiyaan Sharciga doorashooyinka, Sharciga ururada iyo xisbiyada Sharciga iyo Guddiga doorashadda, si uu billow ugu noqdo…