Dowlada Soomaaliya oo ku biirtey Hay’adda Caalamiga ah ee Niyukliyerka
Sep 17 (Jowhar) Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah xubin uga noqotay Hay’adda caalamiga ah ee Tamarta Nukliyeerka (IAEA), sida lagu go’aamiyay shirkii guud ee 68aad ee Hey’adda oo todobaadkan ka dhacay magaalada Vienna ee dalka Austria.!--more-->…