Saciid Deni;”Puntland waxa ay diyaar u tahay in meel fagaare ah lagu hadlo”
Sep 23 (Jowhar)-Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa ku dhawaaqay in Puntland ay diyaar u tahay wada hadal, ayna dood adag qabto oo ay rabto in lagu falanqeeyo meel fagaare ah, garsoorayaalna ay ka noqdaan dadka…