Maxkamadda Ciidamadda oo xukuno dil iyo xabsi ah ku riday askar loo heysto dilka qof shacab ah
Sep 08 (Jowhar) Maxkamadda sare ee Ciidmada Qalabka Sida, ayaa maanta go’aan ka soo saartay kiiska Dable Nisa Mahad Cali Cabdi “ Madaxeey” iyo Dable Bol. Cadnaan Muuse Maxamed oo ka wada howlgalayay bar lagu hubiyo gaadiidka oo ku taalla…