Madaxweyne Xasan ” Itoobiya waxey qabsatay garoomadii diyaaradaha iyo wadooyinkii Gedo”
Sep 29 (Jowhar)-Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey Telefeshinka Al-jazeera waxa uu ku sheegay in Itoobiya ay qabsatay qaybo kamid ah Soomaaliya gaar ahaan garoomadii diyaaradaha iyo…