Kudhowaad 20 Soomaali ah oo xaalad adag ku wajahaya xabsi ku yaala dalka Togo
Sep 09 (Jowhar) 16 Muwaadiniin Soomaali ah ayaa lagu soo warramayaa in xaalad adag ay ku wajahayaan xabsi ku yaala dalka Togo ee Galbeedka qaarada Afrika.Muwaadiniintan ayaa laga qabtay xadka dalkaasi Togo uu la wadaago Burkina Faso,!--more-->…