Wararkii u danbeeyay wadahadalada Soomaaliya iyo Itoobiya maanta uga furmaya Turkiga
Aug 12( Jowhar.com)-Wufuud ka kala socota dowladdaha Soomaliya iyo Itoobiya ayaa maanta u ballansan in ay ku kulmaan dalka Turkiga halkaas oo lagasii amba qaadi doono wadahadaladii u dhexeeya Soomaaliya Iyo Itoobiya, ee ku aaddanaa dejinta…