Golaha wakiillada oo laalay Dacwaddii xildhibaan Maxamed Abiib ee xeer ilaalinta ay ka soo gudbisay
Sep 03 (Jowhar) Ka dib xariggii shalay ee xildhibaan Abiib, waxaa la iskugu yeeray fadhi loo dhan yahay oo looga arrinsanayo xarigga xildhibaanka iyo eedeymaha loo jeediyay.Golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta laga hor akhriyey!--more-->…