Xasan Sheekh:Dadweynow EVC la isku dirayo ayaa lacag laga goynayaa waa been
Aug 16 (Jowhar)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka hadlay qodobo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda dalka.Khudbadda Madaxweynaha oo si toos ah looga baahiyey qaar ka mid ah telefishinnada madaxa banaan ayaa!--more-->…