Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday heshiis iskaashi oo difaaca ah
Aug 14(Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha dalka Masar, Mudane Cabdulfataax Al-Siisi.Shirka, oo ka dhacay magaalada Qaahira, ayaa waxaa!--more-->…