Cali Guudlaawe:”Laga Bilaabo maanta Deegaanka Biyo-Cadde waa degmo Buuxda”
Aug 04 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo booqasho ku tegey deegaanka Biyo Cadde ee gobolka Sh/dhexe ayaa ku dhawaaqay in laga bilaabo maanta ay tahay Biyacdde degmo buuxda.Cali Guudlaawe!--more-->…