Israel iyo Xamaas oo mar kale ku kala tagay wadahadaladii xabad joojinta Gaza
Aug 26(Jowhar)-Wadahadallado heerkoodu sarreeyay oo Axaddii shalay ay magaalada Qahira ku yeesheen ergooyin ka socday dowladaha dhexdhexaadinaya Isra’il iyo Xamas, ayaa mar kale ku soo dhammaaday is afagan-waa, sida uu xaqiijiyay sarkaal…
Dowlada Soomaaliya oo sheegtay inay ku biireyso IAEA
Aug 25(Jowhar)-Wasiirka Batroolka iyo Macdanta dowlada Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in dowlada Soomaaliya ay ku biireyso dhowaan hay’adda Caalamka u qaabilsan tamarta Niyukliyerka”IAEA”.
Xildhibaanada beelaha Hawiye oo shir xasaasi ah ku yeeshay guriga Sheekh Sahriif
Aug 25(Jowhar)-Xildhibaannada Beelaha Hawiye ee ku matala Baarlamaanka labada Aqal oo maanta shir ku yeeshay Guriga Madaxweynihii Hore Xildhibaan Shariif Sheekh Axmed ayaa looga hadlay xaalada dalka iyo dhibaatada heysata Shacabka iyo…
Israel oo duqeymo culus la beegsatay saldhigyo ay leedahay Xisbullah
Aug 25(Jowhar)-Israa'iil ayaa duqeymo cirka ah ka fulisay koonfurta Lubnaan subaxnimadii hore ee Saaka, taasoo ay ku sheegtay ‘weerar qorshaysan’ oo ay ku qaadday Xisbullah.
President Hassan Unveils Plans for Next Two Years of Government
Aug 25 (Jowhar) - The President of Somalia Hassan Sheikh Mohamud said on Saturday night in public that the next two years will be better than the last two years of his government.
Madaxweyne Xasan oo shaaciyay isbedelka uu la imanayo mudada uga harsan talada dalka
Aug 25(Jowhar)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa habeenimadii Sabtida meel fagaare ah ka sheegay in labada sano ee soo soctaa ay ka wanaagsanaan doonaan, labadii sano ee u dhammaatay dawladdiisa.
Shabaab oo qaraxyo ku guubay suuqyadii waaweynaa ee Ceelasha Biyaha
Aug 25(Jowhar)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qaraxyo xooggan oo xalay lala beegsaday suuqyadii ugu weynaa deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.
15-Year-Old Arrested for Knife Attack that Killed 3 in Solingen, Germany
Aug 24 (Jowhar) - German police have arrested a 15-year-old boy for a knife attack that killed 3 people in Solingen, western Germany.
Controversy Erupts Over Use of Somaliland Name by Companies in Somalia
Aug 24 (Jowhar) - Some of the ministries of the federal government of Somalia have started to prevent foreign and local companies from using the name of Somaliland.
Dowlada Federalka iyo Maamulka Somaliland oo ka dhex bilowday dagaal dhinaca magaca ah
Aug 24(Jowhar)-Qaar kamid ah Wasaaradaha dowlada federalka Soomaaliya ayaa bilaabay inay ka hor istaagaan shirkadaha shisheeye iyo kuwa maxaliga ah isticmaalka magaca Somaliland.