Maxkamadda sare ee dalka oo bilowday dhageysiga kiiska Seyd Cali Macalin
Aug 24(Jowhar)-Maxkamadda Sare ee dalka waxaa ka socoto dhageysiga Kiiska dilla ah ee loo heysto Sayid Cali Macalin Daa'uud oo bilowgio sanadkan gubay xaaskiisa Luul Sheekh Cabdi Casiis oo uur u leheyd.
Maxkamadda sare ee ciidamadda oo go’aan kasoo saartay dil loo heystay walaalo wada dhashay
Aug 24(Jowhar)-Maxkamadda sare ee Ciidamadda Qalabka sida ayaa xukuno kala duwan kasoo saartay kiiska Daadir Cali Cusmaan & Cabdullaahi Cali Cusmaan oo loo heysto dilka Marxuum Xuseen Xasan Mool-gale oo ahaa guddoomiyihii deegaanka…
Ethiopian Airline Agrees to Include Somalia in Ticket Page Following Somali Government Request
Aug 23 (Jowhar) - The Ethiopian Airline has accepted to change its ticket page, which was previously written in Hargeisa, to include Somalia as requested by the Somali government.
Premier Bank oo si rasmi ah ugu dhawaaqay adeegga cusub ee ATM lacag dhigasho
Aug 23(Jowhar)-Premier Bank ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay adeegga cusub ee ATM Lacag Dhigasho (Cash Deposit), iyadoo Adeeggan cusub uu u suurto gelinayo macaamiisha inay si xorriyad ah oo fudud hadana ammaan ah ay ugu shuban karaan…
Shirkada Ethiopian Airline oo aqbashay dalab kaga yimid Dowlada Soomaaliya
Aug 23(Jowhar)- Shirkadda diyaaradaha Ethiopian Airline ayaa aqbashay in ay bedesho bogeeda tigidhada oo hore ugu qornaa Hargeysa kuna darto Somalia sida ay ka dalabtay dowlada Soomaaliya.
Taliban oo Danjire u dirsatay dalka Imaaraatka Carabta
Aug 23(Jowhar)-Dalka Imaaraadka Carabta ayaa waraaqaha aqqoonsiga ka guddoomay dublamaasi ay Taliban u magacowday in uu noqdo safiirka Afghanistan ee dalkaasi, sida uu xaqiijiyay sarkaal ka tirsan dowladda Imaaraadka, waxaana dalkan ku…
Shacabka ku nool deegaanka Madax-Gesi oo ka cabanaya Alshabaab
Aug 22 (Jowhar)-Shacabka ku nool deegaano ka xiga dhinaca galbeed degmada Jowhar ayaa cabasho ka muujiyay dhibaatooyin ay ku hayaan kooxda Alshabaab.
Tiktok oo ku dhawaaqday Golaha latalinta bedqabka waddamada ka hooseeya saxaraha Afrika
Aug 22(Jowhar)-Tiktok waxay qaadaysaa tillaabooyin waaweyn si kor loogu qaado badbaadada barnaamijkeeda guud ahaan Afrikada Saxaraha ka hooseeya iyada oo la daahfuray Golihii La-talinta Badbaadada ee daahfurka iyo ballaarinta ololaheeda…
Qaraarkii xalay Wasiirada ee arrimaha canshuuraha iyo dakhliga dalka. Yaa guuleystay, Yaana laga…
Aug 22(Jowhar)-Iyadoo xalay Golaha Wasiirada XFS uu meel mariyay qaraarka ku saabsan canshuuraha iyo dakhliga dalka ayaa waxaa ka yimid weydiimo kala duwan sida loo kala qaaday arrimo markii hore isku cakirnaa sida dakhliyo shirkado…
Guddiga Arrimaha Dibbada Golaha Shacabka oo doortey guddoomiye cusub
Aug 22(Jowhar)-Xildhibaan Maxamed Jaamac Mursal Geelle ayaa loo doortay inuu noqdo guddoomiyaha cusub ee guddiga arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Golaha Shacabka kadib markii uu cod gacan taag ugaga guuleystey xildhibaankii…