Mareykanka oo beeniyay in uu ku lug lahaa dilkii lagu dilay hogaamiyaha Xamaas
Jul 31 (Jowhar.com)-Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Antony Blinken ayaa si cad u beeniyay in Mareykanka uu ku lug lahaa dilkii dhawaan loo geystay hogaamiyihii Xamaas Ismaaciil Haniyah. Dhacdadan oo ka dhacday dalka Iran ayaa lagu…