Meydka Ismacil Haniya oo maanta loo duulinayo dalka Qatar
Aug 01 (Jowhar.com)-Gelinka dambe ee maanta ayaa lagu wadaa in dalka Iran ay ka dhacdo baroor-diiq loo sameynayo madaxii siyaasadda ee ururka Xamaas, Ismaaciil Haniyah oo la dilay Arbacadii shalay.Hoggaamiyaha ugu sareeya Iran,!--more-->…