Baarlamaanka Turkiga oo ansixiyay in Ciidamadiisa Badda la geeyo Soomaaliya
Jul 27 (Jowhar.com)-Baarlamaanka dalka Turkiga ayaa maanta ansixiyay soo jeedinta Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ee ah in ciidamo badda ah loo diro Soomaaliya, si ay qeyb uga noqdaan fulinta heshiiska Difaaca iyo Dhaqaalaha ee labada dal.!--more-->…