Dowlada UK oo ugu deeqday $6.6 milyan ciidamada Soomaaliya
Sep 23( Jowhar)- Dowlada UK ayaa ugu deeqday lacag dhan £5 milyan oo u dhiganta ($6.6 milyan) ciidamada qaranka Soomaaliya iyadoo loo sii marinayo Sanduuqa Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS).UNSOS ayaa maanta sheegtay in!--more-->…