President Hassan had an urgent meeting with the security forces after last night’s attack
Aug 03 (Jowhar.com) - The President of the Federal Republic of Somalia, Mr. Hassan Sheikh Mohamud, together with the Prime Minister of the Republic of Somalia, Mr. Hamsa Abdi Barre chaired an emergency meeting of the country's security…
Madaxweyne Xasan oo kulan deg deg ah la qaatay laamaha amniga kadib weerarkii xalay
Aug 03 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra'iisul Wasaaraha X.J.F.S, Mudane Xamsa Cabdi Barre.
The latest news about the attack that caused heavy damage in Beach View
Aug 03 (Jowhar.com) - More details are available about an attack that caused heavy losses last night by the Al-Shabaab group at the Beach View restaurant located on Lido beach.
Wararkii u danbeeyay weerarka khasaaraha culus dhaliyay ee Beach View
Aug 03 (Jowhar.com)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar khasaare culus dhaliyay oo xalay kooxda Al-Shabaab ay ku gashay maqaayada Beach View ee ku taala xeebta Liido.
An explosion in Mogadishu tonight
Aug 02 (Jowhar.com) - A loud explosion and gunshots were heard at the Lido beach hotel in Mogadishu, the capital of Somalia.
Raila Odinga Strategizes with African Trade Insurance Agency CEO and Kenyan Diplomat for AU…
Former Kenyan Prime Minister Raila Odinga recently met with the Chief Executive Officer of the African Trade Insurance Agency (ATMIS), John Lentaigne, and Kenyan diplomat Martin Kimani to discuss strategies to boost his campaign for the…
War Deg-deg ah; Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho
Aug 02 (Jowhar.com)-Qarax xoog leh iyo rasaas ayaa laga maqlay hotelย xeebta Liido ee magaalada Muqdishoย caasimada Soomaaliya.
Meydka Hoggaamiyihii Xamaas Hanniyah oo lagu aasay Dooxa
Aug 02 (Jowhar.com)-Meydka hoggaamiyihii hore ee ururka Xamaas ismaaciil Haniyah iyo mid ka mida ilaaladiisa oo u geeriyooday gantaal ku dhacay guri uu kaga sugnaa magaalada Tehran ee caasimadda Iiraan.ayaa lagu aasay maanta magaalada Dooxa…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga oo Itoobiya u tagaya xalinta Xiisada Badda Soomaaliya
Aug 02 (Jowhar.com)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Hakan Fidan ayaa maalinta berri booqasho ku tagaya dalka Itoobiya, isagoo la kulmi doona Wasiirka Arrimaha Dibadda Taye Atkse Selassie iyo Raโiisul Wasaare Abiy Ahmed.
Hassan Sheikhl; “The unity of Somalis depends on the unity of scholars”
Aug 01 (Jowhar.com) - The President of the Federal Republic of Somalia, Mr. Hassan Sheikh Mohamud, who honored the scholars who attended the Second Conference of Somali Scholars at a dinner.