Madax iyo gacanyareyaal ka tirsan Al shabaab oo cunaqabatayn dhaqaale la saaray
Apr 14(Jowhar) Xubnaha Xarunta La-dagaallanka Maaliyadda Argagixisada (TFTC) ayaa si wadajir ah u cunaqabatayn u saaray 15 xubnood oo ka tirsan AS waxaana lagu eedeeyay in ay ka shaqeynayeen ururinta lacagaha, farsameynta qaraxyada (IEDs),…