RW Xamze oo beesha caalamka u diray codsi ku saabsan SSC Khaatumo
Apr 14(Jowhar) Raysal wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo weli ku guda jira booqashada uu ku joogo magaalada Laascaanood ayaa khudbad uu xalay jeediyay waxa uu ku sheegay in SSC-Khaatumo tahay maamul ka tirsan Dawladda Federaalka…