Madaxweyne Xasan oo Maxaabiis is-dhaafsi kusoo koobay safarka RW Xamze ee Laascaanood
Apr 12(Jowhar)-Madaxweyne Xassan Sheekh oo kahadlayay madasha Antlya Forum ayaa sheegay in uu ra’iisul wqsaare Xamze u tagay magaalada Laascaanood, sidii loo abuuri lahaa jawi looga wada hadli karro wax uu ugu yeeray “Qalalaasihii” ka…