Madaxweynaha cusub ee Iran oo ku dhawaaqay hadal ka careysiiyay Israel
jul 14(Jowhar.com)-Madaxweynaha la doortay ee Iran Masoud Pezeshkian ayaa u xaqiijiyay Ismail Haniyeh, madaxa xafiiska siyaasada ee Xamaas, in "arrinta Falastiin" ay noqon doonto mudnaanta dowladiisa, sida lagu daabacay Shabakadda One TV ee…