Buuq hareeyay shirkii caawa loo balansanaa ee Golaha Wasiirada Soomaaliya
Jan 25(Jowhar.com)-Buuq ayaa caawa ka taaggan xafiiska Ra'iisul wasaaraha kadib markii ay banaanka u baxday xog sheegeysa in caawa la rabay in shirka aan caadiga aheyn ee Golaha Wasiirada lagu magacaabo ra'iisul wasaare kuxigeen labaad.!--more-->…