Ciidamada Ukraine oo sheegtay in ilaa 1,000 KM gudaha ugu jiraan Ruushka
Aug 13 (Jowhar.com)-Taliyaha ugu sarreeya militariga Ukraine ayaa sheegay in ciidamadiisa ay hadda gacanta ku hayaan dhul gaaraya ilaa 1,000 kilomitir oo isku wareeg oo ka tirsan gobolka Kursk dalka Ruushka.Waa marki ugu horreysay oo uu!--more-->…