Xog xasaasi ah: Loolanka saaxiibada madaxweyne Xasan ee Kiiska Hubka
Jul 17 (Jowhar.com)-Dhacdada ku saabsan hubka lagu qabsaday magaalada Caabudwaaq oo xogtiisa iyo mas’uuliyadda cidda lehba weli la isku tuurtuurayo ayaa waxa uu u muuqdaa mid bannaanka u soo saaraya loollan siyaasadeed lafa-jebis ah oo in…