Israel oo 21 Falastiiniyiin ah ku dishay xerooyin Qaxooti ay duqeeyeen
Jul 19 (Jowhar.com)-Ciidamada Isra’il oo sii wada duqeymaha aanan kala go’a laheyn ee ay ka wadaan Gaza, ayaa Khamiisti shalay madaafiic ku garaacay xerooyinka taariikhiga ah ee bartamaha Marinka Gaza, iyo xaafado ka tirsan dhinaca waqooyi,…