Biden oo ku baaqay in la mamnuuco qoriga loo adeegsaday toogashada Trump
Jul 17 ( Jowhar.com)-Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa dib u soo cusboonaysiiyay baaq ah in Congress-ku uu mamnuuco qoryaha darandooriga u dhaca, oo uu ku jiro noocii loo adeegsaday isku daygii dil ee fashilmay ee lagu qaaday Donald…