Xasan Sheekhl;”Midnimada Soomaaliyeed waxay ku xiran tahay Midnimada Culumada”
Aug 01 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo casho sharaf ku maamuusay Culumaa'udiinka ka qayb galay Shirweynaha Labaad ee Culumaa'udiinka Soomaaliyeed ayaa soo dhoweeyay …