5 Askari oo ka tirsan NISA oo lagu dilay qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay duleedka Muqdisho
Aug 21(Jowhar)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax Ismiidaamin ah oo saaka lagu weeraray bar kontrol oo ciidanka NISA ay ku leeyihiin deegaanka Tareedisho (KM13) oo ka tirsan degmada Kaxda.Qaraxa oo loo!--more-->…