Warbaahinta Muqdisho oo hakisay wada-shaqeyntii booliska iyo Macalin Mahdi oo soo fara geliyay
Aug 15(Jowhar)-Suxufiyiinta ka howlgala warbaahinta madaxa banaan ee magaalada Muqdisho ayaa hakiyay baahinta wararka Booliska, iyagoo arrintaasi sabab uga dhigay cabasho ay ka qabaan taliska guud ee ciidanka booliska Soomaaliyeee.!--more-->…