Booliska Muqdisho oo xabsiga dhigay Wariye Soofeysane
Apr 12 (Jowhar) Ciidamada booliska gobolka Banaadir ayaa goordhow xiray wariye Maxamuud Cabdi Naasir Soofeysane oo ahaa Agaasime kuxigeenka TV-ga iyo Raadiyaha Shabelle.Wariyaha oo looga yeeray saldhigga degmada Xamarweyne ayaa marka uu!--more-->…