Madaxweyne Deni “ma dadka leh Jubaland hala burburiyo baa wadajir ka shaqeynaya”
May 14 (Jowhar) Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni oo shir jaraa’id qabtay ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay kamid tahay shirkii NCC, go’aanka dowladda ee ka dhanka ah Jubaland iyo doorashooyinka soo socda.
Duqeymo ay dad badan ku dhinteen oo ka dhacay isbitaal ku yaala magaalada Qaza
May 14(Jowhar) Duqeymo xooggan oo dhanka cirka ah oo Israel ay ku qaaday xarun caafimaad oo ku taala koonfurta Qaza ayaa waxaa ku dhintay dad aad u badan.
Shirweynaha Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka oo si rasmi ah ugu qabsoomay Muqdisho
May 14(Jowhar)-Shirwaynaha oo ay ka soo qaybgaleen ergo ka badan 2700 oo ka kala timid daafaha dalka isla markaana ka mid ah Xubnaha Rasmiga ee Urur Siyaasadeedka JSP, ayaa lagu ansixiyay Dastuurka iyo Xeerhoosaadyada Ururka iyada oo sidoo…
Zelensky calls on Trump to facilitate a meeting with Putin
Ukrainian President Volodymyr Zelensky has called on U.S. President Donald Trump to facilitate a meeting with Vladimir Putin in Turkey on Thursday, while accusing the Russian leader of not genuinely seeking an end to the conflict.
Raids Across Germany Following Ban on ‘Reichsbürger’ Group
Authorities have detained four individuals belonging to a radical group aiming to overthrow the modern German state, as stated by the interior minister and prosecutors, marking the latest action against a far-right movement deemed a…
Menendez Brothers Appear via Video at LA Court Seeking Sentence Reduction
Lyle and Erik Menendez, currently serving life sentences for the murders of their parents in their Beverly Hills home 35 years ago, appeared in a Los Angeles courtroom via video for a significant hearing in their efforts to secure release…
Trump iyo Salman oo kala saxiixday Heshiis hubka ah oo gaaraya $142 Bilyan
May 13 (Jowhar)-Madaxweyne Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in Maraykanku uu ka qaadi doono cunaqabataynta muddada dheer saarnayd Suuriya, iyadoo Boqortooyada Sucuudigana ay ballan-qaaday 600 oo bilyan oo doollarka Maraykanka ah inay ku…
Gaza Rescue Teams Report 28 Casualties from Israeli Strikes Near Hospital
Gaza's civil defense agency reported that Israeli strikes resulted in the deaths of at least 28 individuals in the vicinity of the European Hospital in Khan Younis, where the Israeli military stated it targeted a Hamas "command and control…
Xisbiga uu Hormuudka u yahay madaxweyne Xasan oo caawa looga dhawaaqayo Muqdisho
May 13 (Jowhar) Urur Siyaasadeedka Cadaaladda iyo Wadajirka JSP oo ay ku mideysan yihiin Madaxda DFS iyo Madaxda saddex dowlad goboleed ayaa caawa lagu dhawaaqayaa, iyadoo shirweyinihii u horreeyay ee uu yeelanayo Golayaashiisa.
UK Police Looking Into Fire Incident at Keir Starmer’s Residence
British law enforcement is looking into a fire that broke out overnight at a residence owned by Prime Minister Keir Starmer in north London, with no injuries reported.