Taliyaha cusub ee NISA Mahad Salaad oo si rasmi xilka ula wareegay
Jun 14 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ugu kala wareejiyey Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) Mudane Mahad Maxamed Salaad iyo Agaasimihii…
Khasaaraha aysan Iiraan waligeed kasoo kaban doonin
Jun 13 (Jowhar)- Weerarkii Israel ay Jimcihii ku qaaday Iiraan, walow taliyayaal badan oo muhiim ahaa la dilay xarumo ciidanna la burburiyay waxaa la leeyahay khasaarahaasi xukuunada Tehean wey kasoo baban kartaa balse kama soo kaban doonto…
Iran Unleashes Missiles on Israel Amid Escalating Airstrike Tensions
Iran and Israel launched missile and airstrike attacks against each other early this morning following Israel's largest air offensive to date aimed at preventing Iran from advancing its nuclear weapon capabilities.
Inkabadan 39 Kun ardey oo u fariisatay Imtixaanka Shahaadiga dugsiyada sare ee dalka
Jun 13 (Jowhar)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee dalka, kaas oo sanadkan ay u fariisanayaan in ka badan 39,000, arday…
Iran oo qabatay baabuur Drone waday oo ay lahayd Israel si ay weeraro u geysato
Jun 13 (Jowhar)-Warbaahinta Iran, ayaa ku warramaya in sirdoonka Iran, gacanta ku dhigeen labo gaari oo lagu soo dhex qariyay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, kuwaasoo u muuqda in loo diyaarinayay weerarro laga abaabulo gudaha Iran inay…
EU Extends Temporary Protection for Ukrainians Until 2027
EU member states have granted a one-year extension of the temporary protection for Ukrainian refugees fleeing the war with Russia, allowing them to remain until March 2027.
Key Sites and Locations of Iran’s Nuclear Program
Prior to today's Israeli airstrikes, Washington and Tehran engaged in multiple discussions regarding Iran's nuclear program, amid rising concerns over its swift expansion.
Two Men Sentenced for Stealing Gold Toilet from Blenheim Palace
Two individuals have been sentenced to prison for their involvement in the theft of a £5 million (€6m) gold toilet from Blenheim Palace in the UK.
Iiraan oo gantaalada ballastikada ku weerartay Israel
Jun 13 (Jowhar)-Iiraan ayaa boqolaal gantaal oo ballistic ah ku riday Israel, iyadoo qaraxyo laga maqlay magaalooyinka Tel Aviv iyo Jerusalem, weeraradan gantaalada ah ayaa dowlada Iiraan u tilmaantay inay jawaab u tahay weeraradii y…
Conference on Two-State Solution Delayed Following Iran Attack
A United Nations conference co-hosted by France and Saudi Arabia, intended to create a roadmap for a two-state solution between Israelis and Palestinians, has been postponed following Israel's attack on Iran, according to two sources.