Dowlada oo ka hadashay booqashada Ra’iisul Wasaare Xamse magaalaa Laascaanood
Apr 10 (Jowhar) Dowlada Soomaaliya ayaa ka hadashay booqashada la filayo inuu Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre uu ku tago magaalada Laascaanood,iyadoo afhayeenka xukuumada Soomaaliya uu ku tilmaamay Safarkii Nabadda iyo Midnimada…