Shiinaha oo hanjabaad culus u diray madaxweyne Doland Trump
Apr 08(Jowhar) Shiinaha ayaa si adag uga jawaabay hanjabaaddii madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ee ahayd in uu Beijing soo rogi doono canshuur dheeri ah oo 50% ah haddii aanay ka noqon cashuurta aargoosiga ah ee ay ku dhawaaqday…