Taliyaha Guutada 14-ka October oo lagu dilay gobolka Sh.Hoose
Apr 05(Jowhar) Wararka naga soo gaaraya gobolka Sh.hoose ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay taliyaha Guutada 14 Ogtoobar ee ciidanma xoogga dalka Soomaaliyeed.Sida wararku tilmaamayaan, Gaashaanle Sare Nuur Fareey ayaa ku dhintay!--more-->…