Mareykanka oo $10 Milyan u balanqaaday cidii keenta xog lagu soo xiri karo hoggaamiyaha Taliban…
Mar 23(Jowhar)-Mareykanka ayaa u balan qaaday abaal-marin lacageed oo dhan 10 milyan oo dollar, ciddii keenta xog horseedi karta in la soo xiro hoggaamiyaha Taliban, Sirajuddin Haqqani, afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha gudaha…