Madaxweynaha Puntland oo la kulmay taliyaha howlgalada gaarka Mareykanka ee Bariga Afrika
Apr 06 (Jowhar) Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qaabilay Taliyaha Hawlgalada Gaarka ah ee Maraykanka ee Bariga Afrika, Colonel ED Norris iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho ku yimid magaaladda Boosaaso.!--more-->…