Ra’iisul Wasaare Xamsa xukuumaddeydu waxey u guuri doonta jiidaha hore ee dagaalka
Mar 21(Jowhar)-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan deg-deg oo looga hadlayo amniga caasimadda iyo deegaannada ku xeeran iyo howlgallada lagu…