NISA oo sheegtay iney duqeyn ku dishay madaxii qaraxyada Shabaab ee Banaadir iyo Sh.hoose
Mar 12(Jowhar)-Ciidanka Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA, ayaa xalay howlgal duqeyn ah oo ay ka fuliyeen deegaanka Jambaluul ee Gobolka Shabeellaha Hoose.Waxa ay ku dileen Horjooge Farxaan Cusman Xasan oo loo!--more-->…