Inkabadan 100 xildhibaan oo diiday go’aankii ka dhanka ahaa xildhibaan Abiib
Mar 15(Jowhar)-Inka badan Boqol Xildhibaan oo katirsan Golaha shacabka BJFS ayaa Sharci daro ku tilmaamay goโaankii uu maanta ku dhawaaqay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe,kaas ooย ahaaย in xildhibaan Cabdullaahi Xaashi…