Ra’iisul wasaare Xamze oo kulamo la qaatay qaar kamid ah bulshada gobolka Sanaag
Apr 14(Jowhar)Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay xubno matalayey qeybaha kala duwan ee bulshada Gobolka Sanaag.Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, oo ku!--more-->…