Jubaland oo xukun ku riday askar hub ka iibin jirtay koxoda Al-shabaab
Mar 09(Jowhar)Maxkamada Ciidamada Qalabka sida iyo Dambiyada Culus ee Jubbaland ayaa Maanta Xukun kasoo saartay kiiska eedaysanayaasha kala ah: Maxamed Aadan Sahal iyo Muuse Maxamed Nuur oo kamid ahaa Ciidamada Jubbaland kuna eedeysan la…
Inkabadan 1000 qof oo lagu dilay Suuriya laba cisho gudeheed
Mar 09(Jowhar)Kooxaha xuquuqda aadanaha ee kor kala socda xaaladda Suuriya ayaa Sabtidi sheegay, in ugu yaraan 1,000 qof lagu dilay isku dhacyo labadi maalin ee lasoo dhaafay ka dhacayay qeybo ka mid ah dalka Suuriya.
Duqeyn lagu diley sarkaal ka tirsan Alshabaab oo ka dhacday Ceel-Bacad
Mar 08(Jowhar)-Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay inay duqeyn ku dishey saraakiil ka tirsan kooxda Alshabaab kadib duqeyn ka dhacday deegaan ka tirsan gobolka Sh/dhexe.
Shir looga hadlayay amniga caasimadda oo lagu qabtay xarunta Gobolka Benaadir
Mar 08 (Jowhar)-Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa shir-guddoomiyey kulan ku saabsan amniga caasimadda oo ka dhacay xarunta Gobolka…
180 Muhaajiriin ah oo doomo ay ku safrayeen ku qalibantay Yemen oo geeri looga cabsi qabo
Mar 08(Jowhar)In ka badan 180 muhaajiriin ah ayaa la la'yahay waxaana loo maleynayaa inay geeriyoodeen kadib markii labo doon oo ay ku safrayeen ay Khamiistii ku qalibmeen xeebaha Yemen, sida uu sheegay Ururka Caalamiga ah ee Socdaalka ee…
Hormuud Salaama Foundation oo deeq Gargaar ah gaarsiisay Dad danyar ah
Mar 08(Jowhar)-Hay’adda Hormuud Salaama Foundation ayaa deeq gargaar ah waxaa ay ku wareejisay Hay’adda Soheda oo gacanta ku haysa dad danyar ah.
Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka qeyb qaadanayaa dagaalka Shabaab looga saarayo Hirshabelle oo kasoo…
Mar 08 (Jowhar)-Ciidamo fara badan oo Itoobiyaan ah ayaa soo gaaray meel u dhow xuduudka Itoobiya iyo Soomaaliya ee Feerfeer, sida ay ku warantay Warbaahinta Amhara News.
Afar doonyood aya ku degeen xeebaha Yemen iyo Jabuuti
Mar 08 (Jowhar)-Afar doonyood oo ay la socdeen tahriibayaal Afrikaan ah ayaa ku qalibantay biyaha Yemen iyo Jabuuti, ugu yaraan labo qof ayaa ku dhintay, 186 kalena waa la la'yahay, sida ay sheegtay hay'adda socdaalka ee Qaramada Midoobay.
AlShabaab oo weerartay deegaanka Boos-Hareeri ee gobolka Sh/dhexe
Mar 07 (Jowhar)-Kooxda Alshabaab ayaa weerar ku bilowday qaraxyo waxa ay ku qaaday tuulada Boos-Hareeri oo ka tirsan degmada Aadan Yabaal ee gobolka Sh/dhexe,
Maraykanka iyo Ukraine ayaa tilmaamay inay ku kulmi doonaan Sacuudiga
Mar 07 (Jowhar)-Saraakiisha Maraykanka iyo Ukraine ayaa tilmaamay inay ku kulmi doonaan Sacuudiga toddobaadka soo socda si ay uga wada hadlaan qaab nabadeed oo lagu soo afjarayo dagaalka Ruushka iyo Ukraine.