Sh shariif, Khayre iyo CC Warsame oo taageeray dagaalka ka dhanka ah Daacish iyo Shabaab
Mar 05(Jowhar)-War saxaafadeed si wadajir ah u soo saareen Sheekh Shariif, Xasan Cali Kheyre iyo C/raxmaan C/shakuur waxay ku sheegeen inay si buuxda u garab taagan yihiin Ciidanka Xoogga dalka, Daraawiishta iyo halgamayaasha deegaanka ee…