Hormuud Salaam Foundation oo Daah-furtay Barnaamijka Taakuleynta Bisha Barakeysan ee Ramaddaan
Mar 01(Jowhar)=Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa maanta Daah-furtay Barnaamijka Taakukeynta Bisha Barakeysan ee Ramaddaan iyo Deeq la gaarsiiyay Isbitaalka Dhimirka ee Xabeeb.Hay'adda ayaa deeq ka kooban Raashiinka noocyadiisa!--more-->…